Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya

Maamulka Somaliland ayaa maanta gaadiid badan oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya intii ay rabshadaha socdeen waxa ay ku wareejisay masuuliyiin katirsan dowlada Itoobiya. In ka badan toban baabuur oo nuucyo kala duwan oo lagala soo baxsaday deegaanada Soomaalida Itoobiya ayaa laga soo qab qabtay deegaano iyo degmooyin katirsan Somaliland. Munaasabada Gaadiidkan lagu … Continue reading Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya